Waalidiin Gabadhooda oo halis ku jirta u diiday in ay u bixiyaan kellidooda !!

Gabar 16 jir ah ayaa sariirta isbitaalka ay ku jirto waxa ay ku sugeysaa wedkeeda, kaddib markii waalidkeedu u diideen inay u bixiyaan kelyahooda – waayo waa gabar. Kanchan Kumari oo ku nool Sheikhpura waxaa laba bil kahor soo ritay xanuun waxaana loola cararay isbitaal kaddib markii ay joogi weysay. Dhowr baaritaan oo la marsiiyay … Continue reading Waalidiin Gabadhooda oo halis ku jirta u diiday in ay u bixiyaan kellidooda !!